Xisbiyada Siyaasada Somaliland oo shantii sanab marladiiwaan galiyo


Xisbiyada Siyaasada Somaliland oo shantii sanab marladiiwaan galiyo
Sidaan ogsoonahay xisbiyada siyaasada Somaliland waxaa la ogolyahay iney shantii sanaba mar loo qabto inay isdiiwaan galiyaan xisbiyada cusub ,

 kadibna Xisbiyada isdiiwaan galiyaan , oo ay tartan galaan , tartanka sedddexda xisbi ugu sareeya ay noqdaan sedddexda xisbi qaran ee shanta sano soo socota . 


Hadaba sida ay dadbadan oo warxumo tashiilla oo ka soo jeeda Somaliya ( dawlada somaliyada koonfureed ) ayaa marmarsiyo meel loogu soo gaban layimaada ama dacaayado raqiisah,

oo ku saabsan maxay beellaha darifyada ay xisbi
 u lahaan waayeen ?
Jawaabtu waxay tahay majiro qodab ka hortaagan iney furtaan xisbi siyaasadeed Somaliland taageersan.

Sidaan ogsoonahay waa markii saddexaad ee la diiwaan galiyo xisbiyada siyaasada Somaliland shantii sanaba mar .

Intaanu xisbiga xaakumka talada qabsan waxaa cad in uu tartan la galay 7 xisbi siyaasadeed oo markaa la diiwaan galiyey.

Qodabka mihiinka ah marka Xisbiga cusub lafurannayo waxaa lagarabaa waa in uu Xushmeeyo akhiidada diinta Islamaka

Waa in uu khadiyada JSL aaminsanyahay iyo waa in uu xarimo ku leeyihiin lixdii gobal ee ugu horeeyey Somaliland,

intaan gobalada Somaliland ay noqon saddex iyo toban gobal

Gobalada Somaliland iyo caasimadahooda iyo gobaladii cusbaa oo hoos ka xariiqan



1 Salal ..... Saylac

2 Awdal ..... Boorama


3 Gabiley ..... Gabiley


4 Maroodi Jeex ..... Hargeysa


5 Saaxil ..... Berbera


6 Daadmadheedh ..... Oodweyne


7 Togdheer ..... Burco


8 Cayn ..... Buuhoodle


9 Sarar ..... Caynaba


10 Sanaag ..... Ceerigaab


11 Maakhir ..... Badhan


12 Hawd ..... Baligubadle


13 Haysimo ..... Taleex








Comments