Safarka iyo Soodhaweyntii loo Sameeyey Madaxweyneha Somaliland waxay caloosha xanuuntay cadawga Somaliland
Safarka uu ku anbabaxay Madaxweynaha Sln ( Somaliland ) Mudane Muuse Biixi oo u anbabaxay wadamada galbeedka Africak oo au ugu horeyso Gini ( Guinea ).
Waxay caloosha xanuuntay , shaqsiyaadka caadeestay colaadinta Somaliland oo ay ugu horeyso madaxda dawlada Somaliya , taageerayaashooda iyo dabadhilif kooda.
Xaasid nimada jaahilnimada ku dhisan ee ka soo burqameysa khaar kamida shacuubta dawlad isku sheega Somaliya.
Iyagoo ilaa way xadiiskii nabigeena suuba Salalaahu Caleyhu Wasalim , Waxaad jeceshahay la jeclow walaalkaa ,

Comments
Post a Comment