Ilaa iyo xiligii leysku daray labadii dal ee xornimada ka wada khaatay guumeystihii , xiligaas oo ku beegneed labaatan wadan oo kuwada yaala qaarada afrika oo isku sanada xornimada kawada khaatay guumeystayaasha reer yurub.
Hadaba Somaliland iyo Somaliya waxay kawada mid ahaayeen labaaatankaa wadan.
Markii laysku darsanayey waftigii kasocday Somaliland makrkuu yimi Somaliya ama Xamar , Madaxdii markaa horboodeysay Somalida koonfureed waxay si bareera oo ganbasho laheyn ugu sheegeen waftigii kadasocday dawladii cusbeed ee Somaliland maad naga joogtaan sanad ama lixbilood anagu kuraasta waan kala qaadaney .
Anfariir waxaa ku dhacay waftigii kadasocday dawladii cusbeed ee Somaliland waxayna ku soo noqdeen magaalada Hargeysa waxayna beerta xoriyada ugu warameen dad weynihii iyo xisbi ay markii hore ku loolamayeen siyaasada .
Hadaba labadaa xisbi mid waxaa ku jiray Beellaha dhaxe kan kalana waxaa u badnaa Beelaha darif yada. oo markaa doonayey in Somaliland lagu darin Somaliya .
Markaa waa tabaxday eray murtiyeedka laa garaad.
Ilaa markii leysku daray illaa maanta markaliya ayey xukumeen gobalada waqooyi gobalada koonfureed.
Midnimadii wax laga faa'iday mey jirin xin iyo xumaan ayaa laga bartay uun iyo wax lamida in caanaha biyo lagudaro , in subaga saliid lagu daro , in malabka sonkor lagu daro iyo ninka dadka ugu dhaqaalaha fiican ama beeraha iyo xoolaha leh uu dadka tuugsado.
Midnimadii soomaaliya waxaa ku ciyaaarey shacuubta koonfureed.
Koonfurey saan kuugu lisay iiguma hanbeyn.
Maanta waxaa idiinku sareeya Xaasid Farmaajo iyo Xinlow Qeyre

Comments
Post a Comment