Madaxweyne kusheeg Farmaajo guddiguu magacaabey waa guddidii huruneysay dagaalkii labaad ee Waqooyi iyo Koonfur dhexmara






Ayaa   maanta  wuxuu  leeyahay  waxaan  

  magacaabay   guddi  











Madaxweyne  kusheega  Farmaajo   iyo  dowladaadu waxay dooneysaa    in  leysku baaba'o  sidii   Ruwaanda    . 

 Ruwaanda   labo  mar ayuu  kadhacay   dagaal sokeeye  waata keentay  kii labaad  waxii   dhaca.

Waqooyi   maanta   shaley ma'aha   oo  kala qeybsaneed   .

 Koonfurna   maanta   shaley ma'aha  oo    waadigaa   taangiga   shisheeyah  ku  waardiyeeyo
oo   aad   rashka iyo  baluu leydhka  ka baqdid (sastid).

Comments